Home Wararka Maanta Gudiga Doorashooyinka Heer Federaal oo Maantay Gudoomiye Dooranaayo iyo Farmmajo iyo Rooble...

Gudiga Doorashooyinka Heer Federaal oo Maantay Gudoomiye Dooranaayo iyo Farmmajo iyo Rooble oo ku loo lamaaya

0

Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka heer federaal ee ( FIAT) ayaa lagu wadaa in maanta doorashadiisa ay ka dhacdo Muqdisho.

Guddoomiyihii guddiga Maxamed Xasan Ciro ayaa horey xilka waxaa uga qaaday xubno kamid ah guddiga kadib markii ay ku eedeeyeen in uu ku milmay siyaasadda taageerana u muujiyay madaxweynah waqtigiisu dhamaaday ee Farmaajo.

Ilaa afar musharrax ayaa lasoo warinayaa in ay u tartamayso xilkaan, iyadoo goobta lagu dooranayo ay goobjoog ka ahaan doonaan xubo ka socda, xafiiska ra’isulwasaaraha, Wasaaradda arrimaha gudaha, UNDP, Bulshada rayidka iyo saxaafada.

Ad
Previous articleWasiirkii Hore ee amniga Galmudug oo Si wayn u Dhaliilay Maamulka Axmed Qoor Qoor
Next articleDeg Deg Maamulka Gobalka Banaadir oo Ku Dhawaaqay inuu Amnigiisa U madaxbanaan yahay Inta Doorashadu Socoto

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here