Deg Deg Maamulka Gobalka Banaadir oo Ku Dhawaaqay inuu Amnigiisa U madaxbanaan yahay Inta Doorashadu Socoto

Gudoomiye kuxigeenka Amniga iyo Siyaasada Gobolka Banaadir Cali Yare ayaa goordhwayd Shir Jaraaid ku Qabtay Magaalada Muqdisho ayaa Yiri

” inta Doorashada socto maamulka gobolka Banaadir ayaa u madax Banaan Arimihiisa Aminga ,waxaan la mid nahay Maamul Gobaleedyada ”

Hadii Warqada Wasaarada amniga aysan ka Shaqaynayn Bosaaso,Dhuusamareeb’jowahar iyo Baydhabo majirto Sabab Gobalka Banaadir Culayska Loo sii saaro ayuu Hadlkiisa Kusii Daray .

 

Arinkaan ayaa Kusoo aadaysa Markii Dhawaan Gobalka Banaadir Diideen  in ay Banaanbax looga Soo Horjeedo Farmaajo lagu Qabto Gobalka Banaadir  Halka Wasaarda Amnigu Bamaanbaxaas ay Fasaxday.