Home Wararka Maanta Guddiga Tacsida Madaxweyne Cali Mahdi oo Geel ku wareejiyay isbitaalo iyo Goobaha...

Guddiga Tacsida Madaxweyne Cali Mahdi oo Geel ku wareejiyay isbitaalo iyo Goobaha Agoonta

0

Agaasimaha Cisbitaal Keysaney Dr Axmed Taajir ayaa Lagu Wareejiyay laba neef oo Geel ah kana mida ah Geelii la keenay Tacsidii Madaxweynihii hore Ee Soomaaliya AUN Cali Mahdi Maxamed

In ka badan 100 Geela ayaa Loo qaybiyay
Xabsiga Dhexe
Xarunta Agoonta Boliiska
Xarunta Agoonta Gabdhaha
Xarunta Agoonta Kadare
Xarunta Agoonta Abdi Asiis
Cisbitaalka Keysaney
Cisbitaal Laansaleeti
25 Mowlac , ama Jiko Diimeed
iyo Qaar ka mida Xarumaha Ciidamadda

Ad
Previous articleMusharax Madaxweyne Jabriil ibraahim Cabdulle iyo Safiirka Talyaaniga oo Kulan yeeshay (Sawiro)
Next articleMadaxweyne Qoor Qoor oo la kulmay Wakiil Midowga Africa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here