Home Wararka Maanta Golaha Wasiirada oo Caawa ka dooday Codsi uu soo Gudbiyay C/raxmaan C...

Golaha Wasiirada oo Caawa ka dooday Codsi uu soo Gudbiyay C/raxmaan C shakuur

0

Ra’iisul wasaare Xamse ayaa diiday hindise uu soo gudbiyey Xaafiiska Ergayga Abaaraha Cabdiraxmaan Cabdishukuur oo doonayey in dalka lagaga dhawaaqo xaalad degdeg ah oo ku saabsan in ay Macaluul ka dilaacday Soomaaliya.

Waxa uu sheegay in gurmadka uu xafiiskiisu hogaaminayo, isbarbaryaac uu jiray loona soo laabto sharciga taas oo ah in hay’adii Musiibooyinka Soomalaiyeed dib loosoo shaqo-galiyo.

Damaca, kudhawaaqida Macaluusha, Hay’addaha caalamiga ah iyo qaar kamid ah Siyaasiinta taabacsan Madaxtooyada ayaa doonayay in lashaaciyo, si’i dhaqaale xoogan looga helo.

Ad
Previous articleWasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya oo la Kulmay Safiirka Jabuuti
Next articleMaxaad kala socotaa Qodobadii ay xalay isku raaxeen Golaha Cusub ee Wasiiradda Soomaaliya ?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here