Home Wararka Maanta Garyaqaanka Guud oo Jawaab Yaab leh Ka Bixiyay Dacwadii Fahad Yaasiin

Garyaqaanka Guud oo Jawaab Yaab leh Ka Bixiyay Dacwadii Fahad Yaasiin

0

Xafiiska Garyaqaanka guud ee dowladda Somalia ayaa Maxkamadda sare ka dalbaday inay gebi ahaanba diido dacwadda uu soo gudbiyay Qareenka Fahad Yaasiin ee ku saabsanaa kursiga HOP086.

Qoraal ka soo baxay Xafiiska Garyaqaanka guud ayaa sidoo kale Maxkamada sare looga dalbaday iney ayido go’aanka Guddiga doorashooyin heer federaal ee ahaa in lagu celiyo qabashada Kursigaas.

Garyaqaanka oo xiganayay dhammaan heshiisyadii doorashada ayaa soo bandhigay qodobo dhowr ah oo meesha ka saaraya waxyaabaha uu ku doodaya qareenka Fahad Yaasiin.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA XAFIISKA GARYAQAANKA GUUD EE DOWLADA

Ad
Previous articleCismaan xaadoole hogaamiyihii Ciidamada Badbaado Qaran oo Xildhibaan loo doortay
Next articlePuntland: “Deni madaxweyne ayuu sii ahaan haddii uu waayo madaxtinnimada Soomaaliya”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here