Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Cismaan xaadoole hogaamiyihii Ciidamada Badbaado Qaran oo Xildhibaan loo doortay

Cismaan xaadoole hogaamiyihii Ciidamada Badbaado Qaran oo Xildhibaan loo doortay

0

Cusmaan Xaadoole oo Ka mid ahada saraakiisha xooga dalka ee badbaado Qaran ayaa ku guuleystay Kursiga HOp106,

Asigoo wareega koowaad ku guuleystay 56 cod, waxuuna ka Guulaystay Musharaxiin uu ka mid ahaa yuusuf jaalle.

Xaadoole waxuu ahaa mid ka mid ah saraakiishii Hogaaminaayay Ciidamadii Badbaado Qaran ee ka Soo Hoejeestay Muddo Kororsigii Farmaajo sameeyay.

 

Ad
Previous articleAqalka Sare oo iyaguna Dooratay Xubnaha Qabanqaabada Doorashada Gudoomiyaha Aqalka Sare
Next articleGaryaqaanka Guud oo Jawaab Yaab leh Ka Bixiyay Dacwadii Fahad Yaasiin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here