Home Wararka Maanta Ganacstada qaadka ee Soomaaliya oo ka hadlay heshiskii Xasan Sheekh iyo Uhuru

Ganacstada qaadka ee Soomaaliya oo ka hadlay heshiskii Xasan Sheekh iyo Uhuru

0

Qaar kamid ah gabdhaha ka ganacsada Jaadka ee magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay heshiiska madaxda Soomaaliya iyo Kenya ay kala saxiixdeen ee dib loogu bilaabayo keenista Jaadka Miirowga ee Soomaaliya.

Ganacsatada ayaa sheegay in muddadii ku dhaweyd sedexda sanno ee xayiraaddu saarnayd jaadka Kenya ay la kulmeen dhibaato dhaqaale oo saameyn ku yeelatay noloshooda iyo tan qoysaska ay u shaqeeyaan.

Gabdhaha ka ganacsada Jaadka ee Muqdisho ayaa Warbaahinta uga warramay, wuxuna weydiiyay sida ay u arkaan heshiiska dib loogu bilaabayo Jaadka Kenya.

Ayaa Dhamaantood aad usoo Dhaweeyey kuwaas oo U Mahadceliyay Madaxweyne Xasan Shiikh Maxud.

Waxay Sidoo kale Sheegeen in Qaadka itoobiya Khasaaro Xoogan Kala Kulmeen Qaarkaad ayaa Sheegay in Daymo Xoogan Lagu Yeeshay intii Xayiraadu Saarnayd Khaadka Ka Yimaada Kenya.

Ad
Previous articleRuushka oo amar hor leh oo Ukarain ka nixiyay siiyay ciidamadiisa ku sugan jiidda hore ee dagaalka
Next articleMadaxweyne Xasan Shiikh oo Jabuuti lagu soodhaweeyey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here