Home Wararka Somaliya Galmudug Galmudug oo Shaacisay Odaayasha Soo Xulaaya ergada Doorabaysa 3Kursi oo khamista La...

Galmudug oo Shaacisay Odaayasha Soo Xulaaya ergada Doorabaysa 3Kursi oo khamista La Doranaayo

0

Galmudug ayaa shaaciyay magacyada Odayaasha dhaqanka iyo bulshada rayidka ee soo xulaya saddex kursi oo ka mid ah kuraasta golaha shacabka ee dhawaan lagu dooranayo magaalada Dhuusamareeb.

Qoraal ka soo baxay guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Puntland ayaa lagu sheegay in iyaga oo fulinaya heshiisyadii horey loo gaaray ay shaaciyeen magacyadada Odayaasha iyo bulshada soo xulaya kuraasta la dooranayo sidan qoraalka hoose ee guddiga ku xusan

Ad
Previous articleDagaal Shalay Galinkii Danbe Ka Dhacay Tuulooyin Hoostaga Balanbal oo Qasaaro Badan Dhaliyay
Next articleGudiga Doorashooyinka Heer Federaal oo Si layaab uga hadlay Doorashadii Jowhar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here