Home Wararka Somaliya Galmudug Dagaal Shalay Galinkii Danbe Ka Dhacay Tuulooyin Hoostaga Balanbal oo Qasaaro Badan...

Dagaal Shalay Galinkii Danbe Ka Dhacay Tuulooyin Hoostaga Balanbal oo Qasaaro Badan Dhaliyay

0

Dagaal Qaraar ayaa Shalay Ka dhacay Meel aan sidaas uga Fogayn Degmada Balanbal Waxaana Lasoo Warinayaa inuu Qasaaro Badan Dhaliyay.

 

Inta la ogyahay dhimashada ayaa gaartay 9-qof halka dhaawacyadu kor u dhaafayaan 8-kale, kadib markii maanta dagaal culus uu dhexmarey dad xoolo dhaqato ah oo kasoo wadajeeda Degmada Balamballe kuwaa oo ku dagaalamey deegaanka Haraale oo 35KM galbeedka kaga beegan degmadaasi.

Xiisadan ayaa kusoo beegantay xili ay jirto abaar daran oo keentay biyo yari saameyn ku yeelatey dadka iyo duunyada ku dhaqan deegaanada dhaca xadka u dhexeeya Galgaduud iyo deegaanka Soomaali Galbeed.

Xuisadaan ayaa Walj saakay ka Taagan Degaanka Shalay lagu Dagaalamay ilaa Xalay ayay Gurmadyk Xoogan Soo kala Gaareen Labada Dhinac waxaana Laga Cabsi Qabaa Saakay inu Dib u Qarxo Dagaak Kale.

Ad
Previous articleKoonfurta Magaalada Gaalkacyo oo siwayn loogu soo Dhaweweeyey Wasiirka Duulista iyo Hawada Soomaaliya(Sawiro)
Next articleGalmudug oo Shaacisay Odaayasha Soo Xulaaya ergada Doorabaysa 3Kursi oo khamista La Doranaayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here