Galmudug oo Shaacisay Odayaasha Soo Xuli laha Ergada Soo Dooranaysa 4 Kursi oo uu Ku jiro Kursiga Saadaq Joon

Guddiga doorashada Galmudug ayaa shaaciyay guddiga soo xulista afar ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka, kuwaasoo isugu jira Nabadoonada iyo Ururada Bulshada Rayidka.

Afarta kursi ayaa waxaa mid ka mid ah ku tartamaya Haween kaliya, iyadoo doorashada la qabanayo todobaadkan dhammaadkiisa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*