Home Wararka Somaliya Galmudug Galmudug oo la wareegtay gaadiid ay UK ugu deeqeen (Sawiro)

Galmudug oo la wareegtay gaadiid ay UK ugu deeqeen (Sawiro)

0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa sheegtay inay la wareegtay 2 gaari kuwaas oo ay ugu deeqday UN.KA

Gaadiidkaan ayaa loogu talo galay sugitaanka Amniga Gobolka mudug

Iskuduwaha Wasaaradda Amniga Galmudug ee Gobolka mudug Bare Abshir ayaa qeexay inay gaadiidkaan loogu talo galay inay ku shaqeeyaan Saldhigga Shabeel maanta la wareegeen

Ad
Previous articleAlshabaab oo War layaableh Kasoo saartay Shacabkii ay ku laayeen Afar irdood
Next articleSiyaasiin Caan ah oo Si kulul uga Hadlay Xasuuqii Hiraan Alshabaab Ka Gaysteen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here