Home Wararka Somaliya Puntland Gaadiid Dagaal oo Dhawaan Soomaliland la Qabdatay Puntland oo Dib losoo celiyay(Sawiro)

Gaadiid Dagaal oo Dhawaan Soomaliland la Qabdatay Puntland oo Dib losoo celiyay(Sawiro)

0

Waxaa Saaka dib Loogu Soo celiyay Buuhoodle, Gawaadhidii Dhawaan Laga Qabsaday Ciidamada Puntland Ee Deegaanka Kasoo Jeeda, Kaaso Ay Qabsadeen Ciidamo Ka Tirsan Somaliland Oo Kasoo Jeeda Buuhoodle

Baabuurtan ayaa 3 Gaadhi oo labo kamid ah ay Tahey Tikniko Baaburta Soomaalidu u Taqaano Cabdi Bile iyo Baaburkii Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Cayn.

Labo baabur ayaa Saaka La soo Gaadhsiiyey Buuhoodle iyadoo Baaburka kalena ay Ka Wada Hadli Doonaa Beesha Guuleed Garaad Dhexdooda.

Ad
Previous articleCabdiraxmaan Cadow Ciise oo Dhawaan Dilay Saylax Cabdulle Axmed oo Dil Toogasha lagu Xukumay
Next articleP.M Xamza oo kulan la yeeshay wasiir ka socda Norway(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here