Home Wararka Maanta Cabdiraxmaan Cadow Ciise oo Dhawaan Dilay Saylax Cabdulle Axmed oo Dil Toogasha...

Cabdiraxmaan Cadow Ciise oo Dhawaan Dilay Saylax Cabdulle Axmed oo Dil Toogasha lagu Xukumay

0

Cabdiraxmaan Cadow Ciise Maxamed ayaa lagu xukumay Dil toogasha ah oo ah Qisaasta Marxuum Saylax Cabdulle Axmed.

Cabdiraxmaan ayaa Marxuumka oo Darawaal BL ahaa u Dilay Shilimaad uusan xaq ugu lahayn 29-kii November bishii tagtay.

Falka Dilka ah ayaa ka dhacay Isbaaro Balcad tiilay.

Dhawaan ayay ahayd Markii Madaxweyne Xasan Shiikh u Amray in Laqaado isbaarooyinka Yaala Shabeelada Dhexe.

Ad
Previous articleXasan Shiikh oo markii ugu horreeysay shaaciyay sababta uu dowladdiisa ugu soo daray in uu kamid noqdo Muqtaar rooboow
Next articleGaadiid Dagaal oo Dhawaan Soomaliland la Qabdatay Puntland oo Dib losoo celiyay(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here