Home Wararka Somaliya Galmudug Faahfaahin: Sida ay U Shirqooleen Ciidamada Ahlusuna Kuwa Galmudug kadibna Weerar Gaadmo...

Faahfaahin: Sida ay U Shirqooleen Ciidamada Ahlusuna Kuwa Galmudug kadibna Weerar Gaadmo ah ugu Qaadeen(Aqriso)

0

Faah faahin: Sida Xogta aan ku Helnay Rag ka tirsan Ciidamada Ahlusunna ee Bohol jooga ayaa Xariir la soo sameeyey Ciidamada Dowlada waxa ayna u sheegeen inay soo Goosteen ayna joogaan Halka lagu Magacaabo Suntimaale oo u dhexeysa Dhusamareb iyo Balli-birre waxaana aaday si ay uga Hortagaan Ciidamo wata Gawaari Dagaal.

Intaa ka dib Ragii Xariirka soo sameeyey ayaa Ciidamada Dowlada u Galay Aaga Kurta Qoqob oo dhanka Magaalada Dhusamareb ka soo xigta halkii ay sheegeen inay joogaan waxaana sidaa ku dhacay iska Hor imaadka Qasaaraha Dhaliyey.

Wali si Rasmi ah looma Xaqiijin Qasaarah ka dhashay Weerarkaas Jidgalka ah waayo Xiligu waa Habeen waana Roobabow Cirku Da’ayo.

Waxaa Xusid mudan in inay Bohol dib ugu laabteen Ragii Weerarka Qorsheeyey is dhiibistuna aysan dhan ka ahayn lamana oga dhankooda Qasaaraha gaaray Maadaaba la dagaalamay.

 

Ad
Previous articleDeg Deg: Saraakil Sarsare oo Ku Dhintay Dagaalka u Dhaxeeya Ahlusuna iyo Galmudug iyo Gaadiid laga Qabsaday Ciidamada Galmudug
Next articleSacuudiga oo Gantaalo Culus lagu Garaacay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here