Home Wararka Caalamka Sacuudiga oo Gantaalo Culus lagu Garaacay

Sacuudiga oo Gantaalo Culus lagu Garaacay

0

Xoogagga Xuutiyiinta ee Yemen ayaa gantaalo ku weeraray caawa inta badan magaalooyinka Sucuudiga sida Riyaadh, Jiddah, Rabiq, Tahran-najub, Jaazaan iyo Goobo kale.

Xuutiyiinta ayaa sidoo kale garaacay Warshadda Saliida Sacuudiga ee Aramco waxaana la arkay holac ka baxaya dhismaha Warshadaas oo ay ku dhaceen Gantaalada Xuutiyiinta Yemen soo rideen.

Ad
Previous articleFaahfaahin: Sida ay U Shirqooleen Ciidamada Ahlusuna Kuwa Galmudug kadibna Weerar Gaadmo ah ugu Qaadeen(Aqriso)
Next articleWararkii ugu danbeeyey Dagaalkii U Dhaxeeyey Ahlusuna iyo Galmudug iyo Qasaaro Dhimasho iyo Dhaawac oo Ka Dhashay Dagaalkaas

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here