Home Wararka Somaliya Puntland Faahfaahin: Idiris Cali oo Lagu Dilay Magaalada Gaalkacyo

Faahfaahin: Idiris Cali oo Lagu Dilay Magaalada Gaalkacyo

0

Idiris Cali ayaa caawa lagu dilay Waqooyiga Magalada Gaalkacyo, gaar ahaan aagga xera Daraawiish. Marxuumka ayaa la sheegay inay haleeshay rasaas ay ku fureen askar ka tirsan dowladda oo howlgal ku jiray.

 

Dhankale Waxaa Goor sii horaysay ladhawaacay Cilmi Cali Guuleed oo ah Madaxa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha DFS ee Gobolka Mudug.

Ad
Previous articleMareykanka oo ka caraysan Turkiga ayaa tallaabo kale qaaday.
Next articlePuntland Oo Baaris Ku Wado Dad Loo Heysto Dilka Nabadoon lagu Dilay Galkacyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here