Home Wararka Somaliya Galmudug Faahfaahin :Dagaal Qaraar oo Alshabaab Saakay Markale Kusoo Qaadeen Deegaanka Qaayib

Faahfaahin :Dagaal Qaraar oo Alshabaab Saakay Markale Kusoo Qaadeen Deegaanka Qaayib

0

Kooxda  ee Alshabaaboo saakay aroortii weerar qaraxyo ku bilowday ku qaaday deegaanka Qaayib ee gobolka Galgaduud ayaa lasoo warinayaa in lagu jabiyay halkaas.

Ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka ayaa weerarkaan kahor fashiliyay sadex Qarax oo alshabaab ay doonaysay in ay kusoo galaan Qaayib

Deegaanka Qaayib waxaa sii buuxda weli gacanta ugu haya Ciidamada huwanta ah ee Dawladda iyo deegaanka, waxaana hadda lagu sii daba jiraa firxadka Khawaarijta.

Kooxda AS oo muhiim u ah Deegaankaan iyagoo marar badan isku dayay in ay dib u qabsadaan balse dhammaan isku dayadoodii waa ku fashilmeen waxaana halkaas si buuxda gacanta ugu haya Ciidamada Qaranka iyo shacabka deegaanka kuwaas oo beeniyay damacii Khawaarijta.

Ad
Previous articleQaar ka mid ah Shabaabka dagaalka kula jira ciidanka Dowlada oo iskusoo dhiibay Ciidamada Galmudug(Sawiro)
Next articleWararkii ugu Danbeeyey Dagaalkii Cuslaa ee Degaanka Qaayib Al-Shabaab ku Qaadeen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here