Home Wararka Somaliya Faahfaahin: Dagaalka Wisil lagu qaaday iyo Dhimashada halka ay mareyso

Faahfaahin: Dagaalka Wisil lagu qaaday iyo Dhimashada halka ay mareyso

0

inkastoo wali mudug24 toos u xaqiijin hadana wararka laga helayo Wisil waxa ay sheegayaan in kooxda shabaab oo weerar ku qaday halkaasi ay dhibaato ka geesteen.

ku dhawaad 40 qof ayaa lagu qayaasayaa dhimashada guud ee ka dhalatay dagaalka maanta lagu qaaday deegaanka wisil.

dhimashada badankeeda ayaa timid markii kooxda shabaab ay miino dhulka ugu aaseen ciidan gurmad u ahaa Deegaanka oo ka yimid dhanka magaalada Hobyo iyadoo xaalada magaalada ay  hada tahay mid adag.

bahda mudug24 ayaa wada xiriiro ay la sameeneyso dhanka Wisil iyadoo aan wareysi la xiriira dhibaatada maanta ka dhacday halkaasi aan idin soo gudbineyno goor dhow

Mudug24 Gaalkacyo

Ad
Previous articlePuntland oo xukun ku riday 18 ruux oo Lagu Eedeeyay Alshabaab inay ka Tirsan yihiin
Next articleYaa gacanta ku haya xiligan Deegaanka Wisil oo kooxda Shabaab Weerar ku qaadeen maanta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here