Home Wararka Maanta Dowlada Soomaaliya oo amar Ku Bixisay in Lafuro Suuqa Bakaaarahaa oo Daacish...

Dowlada Soomaaliya oo amar Ku Bixisay in Lafuro Suuqa Bakaaarahaa oo Daacish U xirnaa Maalmihii lasoo Dhaafay

0
Dowladda Soomaaliya ayaa ganacsatada suuqa Bakaaraha ku amartay in lafuro suuqa oo cabsida Daacish u xiran ilaa Arbacdii la soo dhaafay.
Qaar kamid ah ganacsatada ayaa sheegay in hay’adaha amaanka bixiyeen amarkaan, iyadoo loogu hanjabay in la jebin doono Albaabkii xiran.
Waxaa muuqato in ganacsatada Soomaaliyeed ay dhaxda ugu jiraan arrin adag oo qatar ah maadaama dowlada oo aan damaanad qaadi karin amnigoodii amartay Daacishna dil ugu hanjabtay.
lama oga waxa ka dhalan Doona amarkaan Dowlada kasoo baxay ayadoo la ogsoonyahay in Suuqa bakaaraha ay aad ujoogaan kooxaha Daacish iyo Alshabaab Suuqa ayaan Furan Saakay kadib amarka kasoo Baxay Dowlada.
Ad
Previous articleTaliye Cusub oo loo magacaabay Ciidamada Gorgor ee ku sugan Galmudug
Next articleAMISOM oo Baartay Hoolka Doorashadada Jowhar Kadib Amni daro ka jirta jowhar(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here