Home Wararka Somaliya Dowladda Soomaaliya oo shaacisay Kiisas Cusub.

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay Kiisas Cusub.

0

Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay kiisaskii ugu dambeeyay ee Cudurka Karoonaha.

Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1072

o Laga Helay: 139
o Banadir: 92
o Somaliland: 33
o Jubaland: 11
o Hirshabelle: 3

o Lab: 85
o Dhedig: 54

o Dhimasho:12 (Banadir:10, Somaliland:1, Jubaland:1)
o Bogsashada: 29

Tirada Guud ee Laga Helay: 8,577
Bogsashada Guud: 4,033
Dhimashada Guud: 319

Ad
Previous articleSawiro:- Wafdi Galmudug ah oo booqday Dhismaha Dekada Hobyo
Next articleDeg Deg Qarax ka dhacay Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here