Home Wararka Somaliya Deg Deg Qarax ka dhacay Muqdisho.

Deg Deg Qarax ka dhacay Muqdisho.

0

Qarax ayaa ka dhacay Degmada Kaaraan,waxaana La qarxiyay Gaari Nuuca Raaxada ah oo La sheegay in ay saarnaayeen dad Degmada Kaaraan ka waday Wacya galinta COVID19.

Khasaare ayaa jira waxuuna ka dhacay Qaraxu Meel udhaw Degmada kaaraan iyo Garoonka Qoob dooro.

1 Qof ayaa ku dhintay Qaraxa oo la sheegay inuu ahaa Darwalka gaariga waxaana sidoo kale dhaawac soo gaaray 3 ruux oo la sheegayo inay Askar ahaayeen

Goobta uu Qaraxu ka dhacay waxaa dhawaan Lagu Qarxiyay Muxudiin Xasan Afrax oo Hor u ahaa Xildhibaan hore hadana ka mid ah dhaqanka Soomaaliyeed.

gaariga la qarxiyay waxaa ku xirnaa sameecado waxuuna waday Wacya galin ku saabaan COVID 19

Ad
Previous articleDowladda Soomaaliya oo shaacisay Kiisas Cusub.
Next articleDowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay Weerarkii Xalane

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here