Home Wararka Caalamka Dowladda Baxreyn oo ka Hadashay Xaalada Caafimaad ee Madaxweynaha Soomaaliya

Dowladda Baxreyn oo ka Hadashay Xaalada Caafimaad ee Madaxweynaha Soomaaliya

0

Boqorka dalka Bahreyn Boqor Xamad Bin Ciisa Al Khaliifa ayaa hambalyo ku aadan maalinta xoriyada dalka  usoo diray Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Boqorka ayaa madaxweynaha ugu duceeyay in uu caafimaad iyo farxad uu siiyo, shacabka Soomaaliyeedna uu siiyo xasilooni iyo barwaaqo.

Waxaa uu sidoo kale in dowladda Bahrain ay ka go,an tahay taageerada dhinacyada kala duwan ee Amniga iyo Iskaashiga Caalamiga.

Soomaaliya ayaa todobaadkaan ku gudajirta todobaadka Xoriyadda, waxaana sanadkaan maalmaha xoriyadda ay kusoo beegmeen xilli ay abaaro ba,an ay dalka ka jiraan.

Ad
Previous articleHanjabaadda argagaxa leh ee uu Putin u diray Sweden, Finland iyo NATO
Next articleBaarlamaanka Oo Maalintii 3-Aad Dood Adag Ka Yeelanayo Miisaaniyadda 2022

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here