Home Wararka Maanta Dhaqaalaha Sweden oo hoos u dhacay aadna uga xun sidii hore

Dhaqaalaha Sweden oo hoos u dhacay aadna uga xun sidii hore

0

Dhaqaalaha Iswiidhan ayaa si aad ah uga xun sidii la filayey. Saddexdii bilood ee u dambeeyay ee 2022, wax-soo-saarka guud ee dalka (GDP) ayaa hoos u dhacay 0.9 boqolkiiba marka loo eego sannadkii hore.

Ad
Previous articleWararkii ugu Danbeeyey Qarax Saakay Ka dhacay Suuqa Bakaaraha
Next articleSoomaaliland oo Sheeegtay in Dagaalka looga saaray Laasacanood ay ka Qayb galeen Saraakiil iyo Taliyaal ka Tirsan CXD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here