Home Wararka Somaliya Galmudug Dhacdo argagax Leh oo Galmudug ka dhacday iyo 1 Qos oo dhacdadaan...

Dhacdo argagax Leh oo Galmudug ka dhacday iyo 1 Qos oo dhacdadaan ay qabsatay

0

Farax Cumar Geelle ayaa maantay lagu dilay degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud, goobtii lagu dilay ayaa waxaa ku dhaawacantay walaashiis Xaawo Cumar Geelle oo iyana galabtay u geeriyootay dhaawacii.

Walaalkood Ismaaciil Cumar Geelle ayaa markii uu geeridooda maqlay wuxuu ka ambabaxay degmada Balanballe ee gobolka Galgaduud, si uu aaskooda uga qaybgalo, balse intii uu jidka kusii jiray ayaa gaarigii la rogmay, halkaas ayuu isna ku geeriyooday.

Waa mid ka mid ah dhacdooyinka Xanuunka badan ee dadka Soomaaliyeed ay aad uga naxaan, waxaana sidaasi Maanta ku dhintay 3 ruux oo Walaala ahaa oo siyaaba kala duwan u geeriyooday

Ad
Previous articleMadaxweyne Qoor Qoor oo laamaha Amniga Shir Degdeg ah la qaatay Kadib Dilkii Taliye ku Xigeenka NISA ee Galmudug(Sawiro)
Next articleItoobiya oo diiday inay Qaabisho Madaxweyne Xasan Sheikh, sabab ?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here