Home Wararka Somaliya Galmudug Degmada Guriceel oo Maantay Lagu Doortay Gudoomiyaha Degmadaas

Degmada Guriceel oo Maantay Lagu Doortay Gudoomiyaha Degmadaas

0

Doorashada gudoonka degmada guriceel ayaa maantay lagu qabtay degmada waxaana ku guulaystay Gudoomiye Farah Abdi Moalim iyo Kuxigeenkiisa Shaafici Jaamac Cabdi.

Kadib doorashada hogaanka degmada Guriceel ayay masuuliyiin ka socotay wasaaradda arimaha Gudaha Galmudug,Xildhibaano,Saraakiil kula Dabaal Dageen guusha goobaha ay bulshada isugu imaadaan ee caanka ka ah Degmada Guriceel.

Ad
Previous articleIMF oo Shaacisay in Dowladda Soomaaliya ka gudubtay Shuruudo badan oo lagu xiray
Next articleAabe nin wiilkiisa dilay ku toogtay goob Fagaare ah oo ay dad badan joogeen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here