Home Wararka Maanta DEG DEG:Qarax Goor dhaw Lagu Weeraray Saldhiga Waaberi iyo Taliyihii oo geeriyooday

DEG DEG:Qarax Goor dhaw Lagu Weeraray Saldhiga Waaberi iyo Taliyihii oo geeriyooday

0

Taliyihii saldhiga Waaberi Axmed Baashane oo loo yaqaano Calooley ayaa ku dhintay Qarax Goor dhaw lagu weeraray Saldhiga Degmada Waaberi ee Gobalka Banaadir

Sidoo kale saraakiil ka Tirsan Boliiska ayaa dhaawac soo gaaray sida ay sheegayaan  dad Goobta ka ag dhaw

Taliye Calooley ayaa la xaqeejiyay geeridiisa Waxaana isku Qarxiyay Qof soo xirtay walxaha Qaraxa

Liiska Wadamada laga Mamnuucay Galitaanka Dalka Mareykanka oo lasoo Bandhigay

Sida ku xusan qorshe ay diyaarisay Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ee liiska casaanka ah, Mas'uuliyiinta dalkaasi ayaa qorsheynaya inay adkeeyaan sharciyada gelitaanka muwaadiniinta dhowr waddan oo Carbeed, sida ay sheegtay

Magaalada Berbera Wiil Dhallinyaro ah oo Jaceyl Dartiis Dab isku Qabadsiiyay

Wiil dhallinyaro ah oo ku nool magaalada Berbera ee Somaliland ayaa dab is qabadsiiyay, kadib markii uu khilaaf soo kala dhexgalay isaga iyo gabadh uu jacayl ka dhexeeyay Jimcihii shalay.

4 Qof oo ugu geeriyootay Xanuun aan la ogeyn Gobolka Karkaar ee Puntland

Wararka ka imaanaya Degmada Rako Raaxo oo ka tirsan Gobolka Karkaar ee Puntland ayaa sheegaya in uu halkaasi ka dilaacay Xanuun safmara oo aan weli la aqoonsan si deg deg

Maxaa Keenay cabsida laga qabo in uu Dagaal ka dhex qarxo Itoobiya iyo Ereteriya?

Kadib muddo dhowr sano ah oo laga nastay xurguftii muddada dheer ka dhexaysay Itoobiya iyo Ereteriya, mar kale dhinacyada ayaa isku hub urursanaya, iyada oo laga cabsi qabo in dagaal

Madaxweyne Galmudug oo ku baaqay in loo Midoobo Dhameestirka Kooxda Shabaab

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor oo la hadlaayay Shacabka Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay in Al shabaab ay marayaan waqtiyadoodi ugu dambeeyay kaliya loo baahan yahay in loo midoobo
Ad
Previous articleMadaxweynaha Galmudug oo Maanta si weyn Loogu soo dhaweyay Dhuusamareeb (Sawiro)
Next articleBoliiska Soomaaliya oo Faah Faahiyay Qasaaraha ka dhashay Qaraxii Caawa