Home Wararka Maanta Boliiska Soomaaliya oo Faah Faahiyay Qasaaraha ka dhashay Qaraxii Caawa

Boliiska Soomaaliya oo Faah Faahiyay Qasaaraha ka dhashay Qaraxii Caawa

0

Inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajicuun, qof naftii halige ah ayaa caawa fiidkii isku qarxiyay afaafka hore ee Saldhiga Boliiska Degmada Waaberi.
Qasaaraha uu qaraxu reebay ayaa ah geerida inta la xaqiijiyay ilaa 6 qofood iyo naftii haligihii iyo 6 dhaawac ah.

Ilaa hay ha u naxariisto Ex- Gle Axmed Cabdulahi Baashane (Taliyihii Saldhiga) , Ex-Gaale Cabdi Baasid Maxamuud Cageey (Taliye xigeenkii hore ee Qeybta Waliyow cade) 3 qofood oo Ciidanka ah iyo qof dariska ahaa.

Ilaahay ha u naxariisto, waxey ku baxeen gacan ka xaqdaran 10-kii danbe ee Ramadan, waxaan ilaahay u weydiinaynaa dambi dhaaf iyo in ilaahay naxariistii Jano siiyo.

Ad
Previous articleDEG DEG:Qarax Goor dhaw Lagu Weeraray Saldhiga Waaberi iyo Taliyihii oo geeriyooday
Next articleMadaxweyne Farmaajo oo ka hadlay Qarax caawa Lagu laayay Saraakiil Boliis ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here