Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweynaha Galmudug oo Maanta si weyn Loogu soo dhaweyay Dhuusamareeb (Sawiro)

Madaxweynaha Galmudug oo Maanta si weyn Loogu soo dhaweyay Dhuusamareeb (Sawiro)

0

Madaxweynaha Dowaladd Gobaleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafdi uu Hoggaaminayo ayaa maanta dib ugu laabtay Magaalada Dhusamareb ee Caasimadda Galmudug.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa si diirran garoonka diyaaradaha ee Ugaas Nuur ugu soo dhaweeyay Guddoomiye Ku xigeenka Baarlamanka Galmudug Mudane Cabdullahi Xirsi, qaar ka mid ah xildhibaanada iyo wasiirada galmudug, Maamulka Caasimadda iyo masuuliyiin kale.

Madaxweyne Qoor Qoor ayaa in Mudda ah ku sugnaa Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho waxuuna Ujoogay Xal u helida Muranka Doorashada Soomaaliya.

Ad
Previous articleFanaanad caan ah oo Muqdisho ku geeriyootay
Next articleDEG DEG:Qarax Goor dhaw Lagu Weeraray Saldhiga Waaberi iyo Taliyihii oo geeriyooday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here