DEG DEG: Xildhibaan ka Tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya oo Muqdisho ku geeriyooday

Allaha u naxariisto waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan Axmed Dhimbiil Rooble ( Casoowe) oo ka tirsanaa Golaha Shacabka Barlamaanka Soomaaliya

Xildhibaanka ayaa ku geeriyooday Muqdisho sida ay xaqeejiyeen Xildhibaano ka Tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya.

Warar aan si Rasmi ah loo Xaqeejin ayaa Werinaya in Xildhibaanka uu u geeriyooday Xanuunka Safmarka ah ee Covid19, hasa yeeshee Masuuliyiin ka Tirsan Dowladda ayaa sheegay in Xildhibaan Casoowe uu ka mid ahaa Xildhibaanada ugu Fir fircoon Golaha Shacabka JFS

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*