Home Wararka Somaliya Midowga Musharaxiinta oo Eedeyn culus ujeediyay Madaxweyne Farmaajo

Midowga Musharaxiinta oo Eedeyn culus ujeediyay Madaxweyne Farmaajo

0

Midowga Musharaxiinta ayaa shaaciyay in Madaxweyne Farmaajo uu Xagal daacinayo isfahamkii Siyaasadeed ee u dhaxeeyay Ra’isul Wasaare Rooble iyo Musharaxiinta.

Shir jaraa’id uu Warbaahinta kula Hadlay C/raxmaan C shakuur Warsame ayuu ku sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu Waqti balan ah  udhigay Maamul Gobaleedyada iyo Gobalka Banaadir xiligii Lagu Balamay Dhameystirka Heshiiskii Xukumada iyo Musharaxiinta

C c shakuur waxuu carabka ku adkeeyay in Madaxweyne Farmaajo uusan Haysan awood sharci oo shir ku iclaami karo, islamarkaana uu isku dayayo inuu Horistaago Heshiiska Musharaxiinta iyo Xukuumada Xil gaarsiinta.

Midowga Musharaxiinta ayaa Banaanbax qaban doona sabtida soo socda, waxaana qaban qaabadiisa qeyb ka noqonaaya Dowladda Soomaaliya

Ad
Previous articleBeesha Caalamka oo soo dhaweysay Heshiiskii Musharaxiinta iyo Xukumada
Next articleDEG DEG: Xildhibaan ka Tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya oo Muqdisho ku geeriyooday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here