Home Wararka Maanta Deg Deg Qarax xoogan oo ka dhacay Muqdisho

Deg Deg Qarax xoogan oo ka dhacay Muqdisho

0

Muqdisho Goor dhaw waxaa ka dhacay Qarax ismiidaamin ah waxaana la sheegayaa inuu ka dhacay Taleex

Qaraxa waxa uu ka dhacay afaafka hore ee maqaaxida Taleex ee wadada aadda Carwada Qaranka ee degmada Hodon.

Qaraxa waxa uu saarnaa Mooto Bajaaj, waxaana markii hore ku dhintay qofkii waday. Waxaana marlabaad qaraxday mootada sida ay sheegayaan dad goobjoog ah.

 

Ad
Previous articleWAR DEG DEG: Qarax ismiidaamin ah oo lagu weeraray xero ay leeyihiin Ciidanka Xoogga dalka
Next articleFaahfaahin Qaraxyadii ka Dhacay Muqdisho iyo ragii waday oo mid la qabtay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here