Deg Deg Gobalka Banaadir oo Xayiray Lacagtii imaaraadka Xili Rooble usafaray Dalkaas

Guddoomiyaha Maxkamada Gobalka Banaadir ayaa amray in wasiirka Maaliyada iyo Guddoomiyaha Bangiga dhexe in aan qasnadda dowladda laga bixin karin lacagtii Imaaraadka ee la qabtay 2018.

Dadka yaqaana arrimaha qaanuunka waxay qabaan in sharciyan Maxkamadda Gobalka Banaadir aysan geli karin dacwad maamul balse ay aheyd howl u taalo Maxkamadda Sare ee dalka.

 

Arintaan ayaa kuso adaysa Xili Rooble Maantay usafray Dalkaas Taas oo uu ka Helay Casuumaad Rasmi ah.

Rooble ayaa Dhawaan ka Raali galiyay Imaaradka Carabta lacagtaas laga Xayiray.