Home Wararka Somaliya Galmudug Dagaalkii Goordhow ka Bilowday oo joogsaday iyo Faahfaahin kasoo Baxaysa

Dagaalkii Goordhow ka Bilowday oo joogsaday iyo Faahfaahin kasoo Baxaysa

0

Alshabaab ayaa Weerar ku Bilowday Sabano goordhow Kusoo Qaaday Karoontaroolka Laga Soo Galo Magaalada Dhuusanareeb kaaso oo ka sukeeya Garoonka Magaalada Dhuusamareeb.

 

Wararka Qaar ayaa Sheegaya in laga War hayay weerarkaan loona Diyaar garoobay Dagaal Daqiida Kooban oo socday kadib alshaab ayaa Dib ugu Laabtay.

Weerarkaan ayaa Kusoo aadaya Xili Maantay Ciidamo Farabadan laga Raray Dhuusamareeb loona Qaaday Caabudwaaq.

 

 

Amniga Dhuusamareeb ayaa aad u wanaagsanaa Maalmihii Lasoo Dhaafay lamana Filanayn weerar Xiligaan ka imaanaaya Dhanka Alshabaab.

 

QoorQoor ayaana Caawa kusugan Magaalada Dhuusamarewb ee Alshabaab Caawa Soo Weerareen.

 

 

Ad
Previous articleDeg Deg: Dagaal Ku Bilowday Qaraxyo oo lagu Qaaday Garoonka Dhuusamareeb
Next articleXaafada Rinkeby oo Askari Boolis ah lagu Dhaawacay, Halka 8 Qof lagu Xiray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here