Home Wararka Maanta Dagaal u dhaxeeya Labo Maleeshiyo Beeleed oo ka Socda Deegaanka Xanan-buure ee...

Dagaal u dhaxeeya Labo Maleeshiyo Beeleed oo ka Socda Deegaanka Xanan-buure ee Gobolka Galgaduud

0

Dagaalka oo u dhaxeeya laba maleeshiyo Beeleed ayaa waxaa uu ka socdaa degaanka Xananbuurre oo qiyaastii 45Km ujira Caasimada Galmudug ee Magaalada Dhuusamareeb.

Wararka lahelayo ayaa sheegaya in uu jiro qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac kala gaarey labada dhinac ee dirirtu u dhexeyso.

Labada maleeshiyo Beeleed ayaa horay ugu dagaalamay isla degaanka Xananbuurre ee gobolka Galgaduud, hayeeshee heshiis la k

Dowlada oo ka hadashey Hawlgaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay Gobolada Shabeelooyinka

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abuukar Maxamed oo maanta shir jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay furimaha hore ee dagaalka ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgaladii ugu dambeeyay ee ka

Gobolka Shabeellaha Dhexe oo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Kooxda Shabaab

Taliska hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaaca ka qaaday in howlgal Xalay  ka dhacay deegaanka Geelgub oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe lagu dilay xubno ka

Fahad Yaasiin oo Madaxweyne Xasan Shiikh ugu Baaqay inuu Dadka kala tashto Xaalada taagan

Agaasimihii hore ee Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud inuu la yimaado Qorshe Qaran oo looga hortagaayo

Somaliland oo ka hadashey Dekadaha ay Dowlada Somaliya ku Wareejineyso Mareykanka

Xukuumadda Somaliland ayaa warka ay qortay jariidadda Semafor, ee sheegaya in Soomaaliya ay dekedda Berbera ugu yaboohday Maraykanka, ku tilmaantay naf-lacaarinimo. Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Somaliland, Cabdiraxmaan Daahir Aadan, oo

Madaxweyne Xasan Shiikh oo safar shaqo ugu ambabaxay dalka Turkiga

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ugu ambabaxay dalka Turkiga, kadib casuumaad uu ka helay dhiggiisa Madaxwaynaha Turkiga Rajab Dayib Erdogaan, sida lagu sheegay
Ad
Previous articleSawiro: Madaxweynaha Galmudug Qoor Qoor oo soo gaaray Caasimada Dhuusamareeb
Next articleDhageyso: Axmed Madoobe oo ka hadlay go’ankiisa Shirka Dhuusomareeb ka furmaya