Dagaal u dhaxeeya Labo Maleeshiyo Beeleed oo ka Socda Deegaanka Xanan-buure ee Gobolka Galgaduud

Dagaalka oo u dhaxeeya laba maleeshiyo Beeleed ayaa waxaa uu ka socdaa degaanka Xananbuurre oo qiyaastii 45Km ujira Caasimada Galmudug ee Magaalada Dhuusamareeb.

Wararka lahelayo ayaa sheegaya in uu jiro qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac kala gaarey labada dhinac ee dirirtu u dhexeyso.

Labada maleeshiyo Beeleed ayaa horay ugu dagaalamay isla degaanka Xananbuurre ee gobolka Galgaduud, hayeeshee heshiis la k

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*