Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Dagaal Qaraar oo Saakay Ka Dhacay Duleedka Degmada Aadan Yabaal...

Dagaal Qaraar oo Saakay Ka Dhacay Duleedka Degmada Aadan Yabaal iyo Maydad Farabadan oo Ka Tirsan Alshabaab oo lasoo Dhoobay aadan yabaal(Sawiro)

0

Ciidanka Xoogga Dalka oo kaashanaya Ciidamada degaanka ayaa howlgal qorsheeysan ku dilay 14 xubnood oo isugu jiray Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad katirsan Kooxda Al-shabaab kuwaas oo isku Uruursanaayay  degaanka Dhabaq-libeey oo hoostaga degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeelaha dhexe, sida uu Warbaahinta  u sheegay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage.

Ciidanka xoogga dalka iyo geesiyaasha dadka deegaanka ee ka xoreeyay Alshabaab magaalooyinka muhiimka ah ee Gobalka Shabeellaha dhexe ayaa wali deegaannada howdka ah iyo tuulooyinka ka wada howlgalo ay ku baacsanayaan Khawaarijta firxadka ah.

Mayded Farabadan oo Ka Tirdanaa Alshabaab Ayaana Lasoo Dhoobay Degmada Aadan Yabaal kuwaas oo Ciidamada Macawisleydu Horay Usoo Qaateen Si ay lacago uga Qaataan Madaxda Dowlada ee Hogaaminaysa Dagaalka

Ad
Previous articleCiidamada Booliska oo Gacanta ku dhigay gacan ku dhiigle Faarax Jibriil Xuseen
Next articleWAR DEG DEG AH:Mooshin xil ka qaadis ah oo laga diyaariyay Guddoomiye kuxigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka oo Soo Shaac baxay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here