Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Dagaal qaraar oo Alshabaab iyo Macawislayda Hiiraan Dhexmaray

Dagaal qaraar oo Alshabaab iyo Macawislayda Hiiraan Dhexmaray

0

Dagaal xoogan oo udhaxeeyo Al.shabaab iyo dadka deegaanka oo garab ka helayo Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa ka socda Deegaanka Ceeleey oo 28kmt ujirta Degmada maxaas ee Gobolka Hiiraan.

Dagaalkan ayaa yimid kadib markii xubno ka tirsan ururka Al.shabaab ay dad iyo xoolo ay ka afduubeeyn meel aan ka fogeeyn halka uu dagaalka ka socda waxaana dadka deegaanka ay bilaabeeyn in ay iska difaacaan.

Abaabul xoogan oo udhaxeeyo Dadka deegaanka iyo Al.shabaab ayaa ka socday 48 saac ee ugu danbeeyey deegaano hoos yimaado Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan

 

Ad
Previous articleAl-Shabaab oo billowday adeegsiga diyaaradaha Drones-ka
Next articleCiidamada Galmudug iyo Dadka Degaanka Oo Alshabaab Xoog ugasaaran Deegaano Hor leh

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here