Home Wararka Somaliya Galmudug Ciidamada Galmudug iyo Dadka Degaanka Oo Alshabaab Xoog ugasaaran Deegaano Hor leh

Ciidamada Galmudug iyo Dadka Degaanka Oo Alshabaab Xoog ugasaaran Deegaano Hor leh

0

Maleeshiyada Alshabaab ayaa looga adkaaday dagaal ka dhacay aaga Dhuumoodle oo hoostaga degmada Baxdo

Dadka deegaanka oo dagaal culus la galay ururka Alshabaab ayaa galabtay la wareegay goobihii lagu dagaalamay waxaana la sheegay in maleeshiyaadka Alshabaab ay firxadeen deeganka Xiindheere.

Dagaalkaan ayaa Kusoo aadaaya Xili Maalmihii Lasoo Dhaafay ay Gubeen Tulooyin Hoos yimaado Magaalada Baxda ee Gobalka Galgaduud.

Ad
Previous articleDagaal qaraar oo Alshabaab iyo Macawislayda Hiiraan Dhexmaray
Next articleDagaalka Ukraine: Ruushka ma wuxuu miciin-biday hubka Kuuriyada Waqooyi?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here