Home Wararka Somaliya Dagaal ka socda Magaalada Muqdisho maanta

Dagaal ka socda Magaalada Muqdisho maanta

0

Ciidamada Dawladda ayaa weerar toos ah ku qaaday Murashaxiin ay kamid yihiin Khayre iyo Abdirahmaan Abdishakur oo banaanbax salmi ah ku marayay wadadda Airportka Muqdisho kuwaas oo kusoo waajahnaa KM4.

Ciidanka ilaalada ka hayay Musharaxiinta iyo banaanbaxayaasha ayaa waxaa dhexmaraya iska horimaad xooggan.

Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa sheegay in aysan banaanbaxa joojin doonin tan iyo inta laga helaayo doorashada lagu wada qanacsan yahay.

Xaalad adag ayaa ka taagan Muqdisho, waxaana wararka qaar ay sheegayaan in shaqadii garoonka ay joogsatay.

Ad
Previous articleXasan Cali Kheyre oo sheegay in uu ka badbaaday isku day dil
Next articleRa’iisul wasaare Rooble oo ka hadlay dagaalkii maanta iyo xalay ka dhacay Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here