Home Wararka Somaliya Galmudug Ciidamada Galmudug oo soo Qabtay Qamri Farabadan iyo Ragii Watay(Sawiro)

Ciidamada Galmudug oo soo Qabtay Qamri Farabadan iyo Ragii Watay(Sawiro)

0

Ciidanka Daraawiishta Galmudug ayaa howlgal Amniga lagu xaqiijinayo ka sameeyay koonfurta Gobolka mudug ayaa gacanta kusoo dhigay maandooriyaal iyo Ragii watay

Howgaljaan ayaa ka dhacay Deegaano hoos yimaada Degmada Wisil Saraakiisha Daraawiishta Galmudug ayaa sheegay in maandooriyaashaan Amniga lagu qalqal galin rabay

Saraakiisha Daraawiishta Galmudug ayaa sheegay inay Howlgaladaan ka dhanka ah Meeshiyaad Al Shabaab iyo maandooriyaasha wadayaan

Ad
Previous articleDagaal Ka dhacay Gudaha Garoonka Magaalada Laasacoonood
Next articleFaahfaahin:Dil Goordhow Ka Dhacay Magaalada Baladweyne

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here