Home Wararka Maanta Ciidamada Dowlada oo Dagaal Dhowr jiho ah ku qaaday Degmo dhawaan laga...

Ciidamada Dowlada oo Dagaal Dhowr jiho ah ku qaaday Degmo dhawaan laga qabsaday iyo dagaal qaraar oo socda

0

Ciidamada Dowlada oo kaa shanaaya ku maciwislayda ayaa Goordhow dagaal dhowr jiho ah ku qaaday Degmada Ceelbaraf oo malmihii lasoo dhaafay Alshabaab haysteen Ciidamada oo lka kooban Danab Gor gor iyo macislayda degaanka ayaa haatan wajahaaya dagaal culus oo alshaab kaga yimid.

Ciidamada Dowlada ayaana Doonaaya inay Maantay Gacanta Dowlada Soomaaliya kusoo celiyaan Degmada Ceelbaraf oo dhawaan Alshabaab qabsatay Degmada Ceelbaraf Shalay waxaa ka dhacay Duqayn Culus oo qaybo ka mid ah Magaalada ku gubatay iyo gaadiid dagaal oo alshabaab lahaayeen.

Madaxweyne Xasan shiikh ayaa Amar ku bixiyay in deg deg gacanta dowlda loogu soo celiyo Goobihii dhawaan alshabaab qabsadeen sida Ceelbaraf iyo afarta Tuulo oo kala ah Ceelbaraf Biyacade Cali fooldheere iyo miirtaqwo.

Dowlada soomaaliya ayaa sidoo kale Gacanta Ciidamada dowlada Kusoo celisay Deegaanka Ceel cali axmed oo dhiig badan ku daatay Alshabaabna Horay uqabsadeen.

Taliye odawaa yuusuf raage Ganaraal Shuute iyo Taliya Lugta ayaana kusugan Furimaha Hore ee dagaalka Gobalka Shabeelada Dhexe Alshabaab ayaa Ciidamadii iyo hubkii ugu badnaa isugu gaysay Gobalka shabeelada dhexe waxayna Doonayaan inay isku furtaan Galmudug iyo Hirshabeele Balse Dowlada soomaaliya oo fahantay ayaa Ka hortagaysa qorshahaaan.

lama oga khasaaraha Ka dhashay dagaalkaan oo wali socda dowlada soomaaliy iyo alshabaana wax war ah wali kama soo saarin dagaalka saakay lagu qaaday Degmada ceelbaraf.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleSababta Xasan Shiikh Ciidamada Burindi Dalka uga saaray oo la ogaaday
Next articleMuxuu yahay Qorshaha Raysulwaasare xamse uu xalay utagay dalka masar?