Home Wararka Somaliya Galmudug Ciidamada Darawiishta Galmudug iyo kuwa Deegaanka oo Kaabiga ku Haaya Magaalada Camaara

Ciidamada Darawiishta Galmudug iyo kuwa Deegaanka oo Kaabiga ku Haaya Magaalada Camaara

0

Ciidamadii Shalay Alshabaa. Ka Saaray Degmada Bacaadwayn ayaa Saakay Aroortii U Jihaystay Dhanka Magaalada Camaara oo Alshabaab ay ku Suganyihiin.

Ciidmada ayaa Goordhow Gaaraay Degaan lagu Magacaabo Tiitiin oo ku Dhow magaalada Camaara Ciidmada Beesha Surre iyo Sacad oo is Garabsanaaya ayaa la Filayaa ina Saacadaha Soosocdo ay Gacanta Ku Dhigaan Magaalada Camaara.

Alshabaab aan Badnayn ayaa Haatan kusuga Magaalada Camaara umana Badna in Alshabaab ku Dagaalamaan Camaara.

Dhan kale Ciidamada Beesha Saleebaan ee ku Sugnaa Qod Qod ayaa ayaguna u jihaystay Dhanka Magaalada Camaara.

Alshabaab ayaa Ku jabay Dagaalo Culus oo Shalay ay La Galeen Ciidmada Darawiishta Galmudug iyo kuwa Deegaanka Taas oo Alshabaab looga Saaray Qaycad iyo Degmada Bacaadwayne.

 

Ad
Previous articleCiidamada ATMIS oo baneeyey Saldhigga Ciidanka Biyo Cadde iyo Ciidamada Xooga oo la Wareegay(Sawiro)
Next articleDowladda Itoobiya oo ka Hadashay Weerarkii Alshabaab Shalay ku Qaadeen Ciidamadooda ku Sugnaa Bakool

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here