Home Wararka Somaliya Galmudug Ciidamada Daraawiishta Galmudug oo Laba Horjeege kusoo Bandhigay Degmada Wisil(Sawiro)

Ciidamada Daraawiishta Galmudug oo Laba Horjeege kusoo Bandhigay Degmada Wisil(Sawiro)

0

Saraakiisha Ciidamada Dowladda iyo Daraawiishta Galmudug ayaa degmada Wisil kusoo bandhigay labo Horjooge oo ka tirsan Maleeshiyaadka kooxda Al-shabab oo dhawaan isku soo dhiibay Ciidamada Fadhigoodu yahay degaanada Hoos yimaada Degmada Wisil.

Saraakiisha Daraawiishta, Maamulka iyo Culimada Wisil ayaa ugu baaqay inay isa soo dhiibaan isla markaana ay soo dhawaynayaan cidkasta oo ka tanaasusha fikirka xagjirkaa ee kooxdaasi

Dhawaan waxaan Faafin doonaa Wareysiyada labadaan Sargaal ee ka tirsanaa kooxda Al-shabaab..

 

Ad
Previous articleMadaxda Qaranka oo Maanta Salaada jimcaha ku dukaday Masjidka Madaxtooyada
Next articleGuddoomiye Cali Jeyte oo sheegay in xildhibaan Shabaab ah uu ku jiro BF

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here