Home Wararka Maanta Cabdullaahi Xiirey Calasow oo Goordhow Qarax Culus lagu Weeraray

Cabdullaahi Xiirey Calasow oo Goordhow Qarax Culus lagu Weeraray

0

Qarax Miino ayaa saakay lala eegtay gaari uu watay madaxa samafalka degmada Dayniile Cabdullaahi Xiirey Calasow, waxaana qaraxa kasoo gaaray dhaawac .

Sida aan wararka ku helnay qaraxa oo ka dhacay hareeraha laamiga gaar ahaan agagaarka xerada Bangala ayaa dhacay markii gaariga halkaas soo gaaray, waxaana u gurmaday dadkii ku dhaawacmay laamaha amniga.

Ad
Previous articleDEG DEG: Ciidamada Huwanta oo La wareegay Degaanka Ceel-lahelay ee Gobalka Galgaduud
Next articleSarkaal ciidan iyo dad Shacab ah oo ku Geeriyooday qaraxyo ka dhacay gobolka Hiiraan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here