Home Wararka Maanta Buuq iyo dagaal ka taagan Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde iyo Shaqadii oo...

Buuq iyo dagaal ka taagan Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde iyo Shaqadii oo istaagtay (Sawiro)

0

Muran sababay Gacan ka hadal ayaa ka taagan Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho waxuuna u dhaxeeyaa Shaqaalaha Garoonka iyo Ciidamada Nabad Sugida Garoonka.

 

Dagaal ayaa Garoonka ku dhexmaray shaqaalaha iyo Ciidamada NISA, waxuuna ka dhacay  qeybta Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha (Imagration-ka).

Xaalada Ayaa kacsan shaqadii Garoonka ayaana istaagtay waxaana La burburiyay Muraayadihii Garoonka Aadan Cadde, mana jirto wax war ah oo Dowladda Soomaaliya ka soobaxay.

Ad