Home Wararka Somaliya Dr Caan ah oo Goor dhaw Lagu dilay Muqdisho

Dr Caan ah oo Goor dhaw Lagu dilay Muqdisho

0
Koox hubeysan ayaa Goor dhaw  toogasho ku dishay Dr Buurane oo kamid ah dhaqaatiirta Soomaaliyeed kuwa caansan.
Dilka ayaa ka dhacay xaafadda Albaraka ee degmada Hodan, lamana oga sababta ka dambeyso in la dilo dhaqtarka oo muddo dheer u adeegayay bulshada Soomaaliyeed.
Marxuumka ayaa ku taqasusay cudurrada maqaarka waxaana la sheegayaa in lagu dilay Degmada Hodan gaar ahaan Meel u dhaw Xaafada Caynu shamsi ee Albaraka.
Dhaqaatiirta in la beegsado ayaa ah arin xun waxayna ka mid tahay birimagaydo
Ad
Previous articlePuntland oo war culus ka soo saartay Doorashada Soomaaliya
Next articleBuuq iyo dagaal ka taagan Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde iyo Shaqadii oo istaagtay (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here