Masuuliyiin ka Tirsan Dowladda oo gaaray Garoonka Aadan cadde

Wasiiru ka tirsan xukuumadda Soomaaliya iyo saraakiisha garoonka Aadan Cadde, ayaa hadda shir ku leh qaybta VIPda

Waaiirka Amniga gudaha, ayaa jooga garoonk Waxaana la filayaa in uu la hadlao warbaahinta Dowladda.

Muuqaalo laga soo duubay  Garoonka aadan Cadde ee Muqdisho ayaa Muujinaya in La jajabiyay Aqabkii Garoonka diyaaradaha Muqdisho

Wasiiro ka Tirsan Dowladda ayaana hada Shir usoconayaa sida Wararka Mudug24 ay Heshay ay sheegayaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*