Home Wararka Somaliya Buuq iyo dagaal ka taagan Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde iyo Shaqadii oo...

Buuq iyo dagaal ka taagan Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde iyo Shaqadii oo istaagtay (Sawiro)

0

Muran sababay Gacan ka hadal ayaa ka taagan Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho waxuuna u dhaxeeyaa Shaqaalaha Garoonka iyo Ciidamada Nabad Sugida Garoonka.

 

Dagaal ayaa Garoonka ku dhexmaray shaqaalaha iyo Ciidamada NISA, waxuuna ka dhacay  qeybta Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha (Imagration-ka).

Xaalada Ayaa kacsan shaqadii Garoonka ayaana istaagtay waxaana La burburiyay Muraayadihii Garoonka Aadan Cadde, mana jirto wax war ah oo Dowladda Soomaaliya ka soobaxay.

Ad
Previous articleDr Caan ah oo Goor dhaw Lagu dilay Muqdisho
Next articleMasuuliyiin ka Tirsan Dowladda oo gaaray Garoonka Aadan cadde

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here