Home Wararka Maanta Booliska DF oo ka hadlay haweeney gabar todoba jir ah dil ugu...

Booliska DF oo ka hadlay haweeney gabar todoba jir ah dil ugu geysatay Muqdisho

0

Booliska Soomaaliya ayaa sheegay iney soo qabteen haweeney degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho ku dishay gabar 7 sano jir aheyd oo jaariyad ahaan guriga ugu joogtay.

Haweeneyda ayaa la sheegay iney madaxa darbiga uga garaacday gabadha yar taasoo keentay iney si lama filaan ah u geeriyooto, waxaana falkaas ka carooday qoyska gabadha yar iyo dadka degaanka.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA BOOLISKA

Ad
Previous articleSweden oo soo bandhigtay Taariikh-da la dhimayo Canshuurta iyo Shidaalka
Next articleMaxay Raisul Wasaare Xamse iyo Deni kawada hadleen oo xalay kulan gaar ah wadaqaatay? qaatay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here