Home Wararka Somaliya Galmudug Boliiska Galmudug oo qabtay gaadiid siday Geed kotorobaan ah

Boliiska Galmudug oo qabtay gaadiid siday Geed kotorobaan ah

0

Booliiska Galmudug ayaa koonfurta magaalada Gaalkacayo ku qabtay baabuur sida Geed-quwaaxa dhulka Soomaalida, waxaana ay u dhaadhiciyeen saldhigga degmada.

Xaalufka Geed-quwaaxa oo Puntland ka jirey ayaa imminkana u wareegey Galmudug, in kastoo Puntland aysan tallaabo ka qaadin dad ay madax ku jiraan oo lagu eedeeyey

Laamaha amniga Galmudug ma Faah faahin gaadiidkaan Halka ay u rarnaayeen,waxaana Hada Gacanta ku dhigay Galmudug

Ad
Previous articleWeeraro Mindiyo loo adeegsaday oo dad badan lagu dilay oo ka dhacay Saskatchewa (Sawirro)
Next articleMaxkamadda sare ee Kenya oo cadeysay iyo Ruuto uu yahay Madaxweynaha Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here